Aadan Shimbirolays - Baarlamaan - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Baarlamaan

    Waxaan dhowrno Waa dawlad
    loo wada dhanyahayee
    Kanaa dhalasho ii xiga ha dhihina
    Dhulka waa dhulkaynee
    naga dhaafa qolo qolo
    ??

    Lyrics by Maalmo.com

    Waa dhamaaday ubadkii
    Waa dhaciyay dumarkii
    Waayeelkana dhibaa gaaray
    Qurbahana ku dhago beelay

    Oo waxaa laga dharsugayaa
    Baarlamaankan loo dhaarshay
    Dhulka inay badbaadshaan
    Eexana ka dheeryihiin
    Xilkana ay u dhiibaan
    Ruux dhaqaajin kara hoosha
    Dhaga nugul wax qaban kara

    War hooy dhiigu yuu daadan
    Shacabkayna ??
    Waa kanaa albaabada taagan
    Xaqiisuu dhacsanaayaa

    Hadii aydu dhagartaan
    Walaaho usoo dhaci
    Dhismahaad ku suguntihiin
    Ceejana dhuuntada idin qaban

    Songs from similar artists