Aamina Dhool - Gabar gub - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Gabar gub

Artist Aamina Dhool
139,663 views

Gabar gub ayaan ahay
Geed ubax leh baan ahay
Geeska afrikaa gabar kula noolo
Ku gooweesay waa aniga

Lyrics by Maalmo.com

Dadka ruux garaad loo
Samo kugu gargaaro
Caashaqu **
****
Galabtaba hadaan
Garabkaaga joogo
Galad eeba weeyaan
Gaar arooskiyo
Geesigaan jeclaayo
Gacanqaatka ii dhiib

lyrics soon (qoraalka heestaan oo dhameestiran goor dhaw)

Heesaha kale Aamina Dhool Riix magcan

7 Comments

  1. ASC GABARTAN MARKAAN ARKO WAAN ISKA KACSADA WALAAHI BAJAQ WAAYE XXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXKKKKKKKKKKKK

  2. waxan kuuugu hanbalyaynaa heestaada quruxdaada

  3. masha alah macan to xiwa katir sood mamru alif mamrug ukhuti

  4. qanac walaale

  5. waa hees aad umacaan oo ku amanan gabdhehena somaliyeed iyo dhaqankena hooyo waxaan leeyhay afkaaga caano macaan iyo malab lagu qabey dhooley

  6. hambalyo

  7. waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw’
    maaasha allah
    aaamino dhooool
    mahadsanid for this heeeestaaan

Leave a Reply