Abdi Janan - Mid Adoo kale Maan helaa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Mid Adoo kale Maan helaa

Artist Abdi Janan, Xamari Songs
105,242 views

Miirkayga maqsuudisooy
Adigaan kaa maarminee
Mar walabana ii imaw
meehaan iga soo mareey
Hana iga maqnaaninee…

Lyrics by Maalmo.com

Inaan meel kale maagi
haiga malyninee
Mid adoo kale maan helaa
Malab iiga macaan badnee

B . 2
Ma murgaayo minaan arko
Muuqaaga an waayayee
Murugo iyo mashaqaan maraa
Sidii labo miirlahee
Waala iga muraadsahaaa..

Inaan meel kale maagi
haiga malyninee
Mid adoo kale maan helaa
malab iiga macaan badanee

Heesaha kale Abdi Janan, Xamari Songs Riix magcan

1 Comment

  1. qof walbo qofkoo rabo haddoo heli lahaa yaaba heesi lahaa. murugo iyo mashaqo yaa mari lahaa,maya ,wayska xaal aduun,yee ku saban aduunyadu yee salaadu kaa tegin……………………

Leave a Reply