Abdi Tahliil - Ugaaso ‘old version’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Ugaaso ‘old version’

Artist Abdi Tahliil
56,942 views

Jacayl aayatiin leh baan.
Abuurnoo waad ogaydoo
Intaan udubkiiisa mudaybaan
ilaashoo waan adkaeeyoo
Ha baylin sidii u dhawree x2

Lyrics by Maalmo.com

Markaan ku lahaa ugaasooy ,
ujeedo fog baan lahaa,
Afeeftaan Lahaa,
Amaanda dhowr lahaa,
Markuu ubaxi is gaadhay
Marku intifaac si jooga
Maxaa uurxumaday keenay ?
Maxaa odayaal xil siday ,
Dagaal loogu oogayoo?
Maxaa loo iina sheegayoo?
Weliba aflagaado keenay? x2

Abaal daranay hadaad,
Ujeedo xiinkaa u buuxday,
Iloowsha dhawee naftaa,
Dhaxdeenan ka ooganoo,
Waxuun bay ugub raaracdoo,
Anigu kaa aarsan maayee,
Ilaah baan talda saartay,
Hoy ilaah baan talada saatay x2

Ilduuf baa shax kaa diloo,
irabdi geel laguma qalao’ee
Ogaal baa markhaati fiican;
Exana waa laga tagaa.
Imaankaa lagu dagaayee, x2

Markay oomani ku gooshay,
Aroori shub baan lahaa,
Irmaankeeda godanee,
Aagama cul-laan lahaaa x2

Markaan waajibkayga oofshay,
Markii aan amaan sugaayey,
Maxaa amin xumada keenay ?
Maxaa ooridda Ninkeedii,
Abnay lagu sahanaayaayoo,
Weliba asaraar ku duuliyo,
Maxaa eedee xumbaarshay x2
Abaal daranay hadaad,
Ujeedo xiinkaa u buuxday,
Iloowsha dhawee naftaa,
Dhaxdeenan ka ooganoo,
Waxuun bay ugub raaracdoo,
Anigu kaa aarsan maayee,
Ilaah baan talda saartay,
Hoy ilaah baan talada saatay x2

Heesaha kale Abdi Tahliil Riix magcan

Leave a Reply