Abdi Tahliil - Wardheer ‘Wagareey Aduunyada’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Wardheer ‘Wagareey Aduunyada’

Artist Abdi Tahliil
79,575 views

Wagerey adduunyada
jacayl wabax ma noqonine
waglo uga ma jeede
wiilal dhalay la siistaay
waftigii haweeneey
adoon iga war dhiibeyn
ayaa waji kaa hor kuu wada
wadan kala wanaagsane
wacan geedi loo bogey
hareerigii wadhnaa iyo
aad walwaal aragtide
yaa wardheer ku soo bara

Lyrics by Maalmo.com

Weynu tuu ugu deeqee
qurux weel u buuxshee
waaxyaheeda qorayee
loo wada dhameeyaay
inta kula wajiiriya
halka waalid igu dhalay
ayaa gogol weyn kuu dhiga
wadan kala wanaagsane
wacan geedi loo bogey
hareerigii wadhnaa iyo
aad walwaal aragtide
yaa wardheer ku soo bara

Waaban maaye jeraan
wadka ka hor is aragnoo
ila waaqsan noloshoo
weydo kaa dugsada oo
arin wey iga maaheen
wadhi baxa la moodyeey
ayaa waji kaa hor kuu wada
wadan kala wanaagsane
wacan geedi loo bogey
hareerigii wadhnaa iyo
aad walwaal aragtide
yaa wardheer ku soo bara

Heesaha kale Abdi Tahliil Riix magcan

Leave a Reply