Abdikadir Jubba - Baarliin - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Baarliin

Bashar Xalaaloo Diin Lagu Barbaarsho
baarinimo U Dheerto Bilaahi
bilaahi Raaliya Weeyaanee..x2

Lyrics by Maalmo.com

Bi’imaayo Jaceylkeedu Waa
waa Mid Igu Balaartee…x2

beerkiyo Wadnaha Iyo
qabligu Ku Baahayee….x2

Barbaarteeda Hooyadoodee
xaaskeyga Baarliineey Noolow
adaa Baariyan Ku Bogee
alow Balloo Dhan Kaa Xijaab….x2

Heleey Heeley Heeley Waaya
wayaaba Heeley Heeley Waa…x2

Bogga labaad

Boqoradii Nafteydaay
bidhaantaan Ku Eegee
barbarkeyga Joogtaa
farxadii
farxadii Igu Badataayee….x2

Bartii Aad Ku Dhalatiyo Mustaxiil
mustaxiil Oo Barwaaqa….x2

beryo Inaan Ku Geeyaan
boga Aan Ka Jeclehee…x2

Barbaarteeda Hooyadoodee
xaaskeyga Baarliineey Noolow
adaa Baariyan Ku Bogee
alow Balloo Dhan Kaa Xijaab….x2

Heleey Heeley Heeley Waaya
wayaaba Heeley Heeley…x2 )

Lyrics: by dayran Omar

Songs from similar artists