Abdikadir Jubba - Shimbirtii - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Shimbirtii

Artist Abdikadir Jubba
180,715 views

Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday
Ilaalay kuu gu timid
Amaan bay kaa qortee Haa
Waxay ii sheegtay aniga
Ogaysiiskaan ka helayeee

Lyrics by Maalmo.com

Gacmahii baa kuu adeegay
Uurkii baa Nabad kugu seexday
Afkii baa kugu hadaaqay
Indhahii baa Indhahii baa
Indhahii baa kuu lugeelay

***

Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday
Waxay ku keentay Ubax
Fariin adag bay sidaa
Ujeedaan kaa lahaa
oo anay iga tahay wakiil

Naftaa ku iloowi wayday
Nagahii baa kaa ildoowin
Jacayl baan kugu awuurtay
Caqligii ar Caqligii
Caqligii Baa kula shaqeeyay

Lyrics by Maryan yariisay
‘I like to share with you guys ‘

Heesaha kale Abdikadir Jubba Riix magcan

9 Comments

  1. maryan mahadsanid abaayo heestaan qolkeeda waa mid aad ii qancisay hadii aanahay tageeraha maalmo insha alaah wan soo diri doonaa heesaha qoraalkooda maalmo waxeey inoo haysaa heeshii hore kuwii danbe iyo kuwa hadaa wa wab aan aad uga helay oon had iyo jeer ku xeranahay mahadsandiin dhamaan shaqalaha maalmo

  2. heestan c/qaadir juba waa hees aad iyo aad runtii ii qancisay. waa hees qaaliya ,laakiin qoraalka ayaa waxyar ka khaldan yihiin, tusaale marka uu leeyahay dhagihiibaan kaan ildoobin ,jacayl baan kugu abuurtay,inta kale waa sax intaan saxa u qaoray ayaa sax ah.
    qofka qoray ayaa waxka yara khalday.

    wuu mahadsanyahay qofka qoray.

    **************

  3. juba his songs its a best sogs waan jeclahay heesa fanaankaas juba waxaan ku dhihi lahaa waxaa tahay ninaqoon le heesahaada ubedal luqada ingilishka waxaad noqo toontaa fanaanka aduunka ugu cadka wanaagsan

  4. maalmo music caadi ma ahan best somali music site

  5. run ahaantii heesta shimbirtii ee oow ku luuqeeyay juba aad ayeey ii qancisay waxaan idinka codsanaa dhamaan shaqalaha maalmo inaad iisoo dirtaan ayadooo qoraala mahadsanidiin dhamaantiin

  6. Ana waxan kahela hesta ah/ubax yahow bidhaame ogada kanuura egmada jalecada indhaheyga naxarir adiga kubere onkot galab hilaciyo rob arorya da.aya aga gaarka berkiyo wadnaha ila.halkisa a.aaa,rabi kugu aburo wat ii.ahato ti manka deqdo nafta ku.ogalatay ifka noloshu wa adii,,,,,,,,, amalaay waxa tahaye 14.ubax sobaxayiyo waaberi iftimo araktida ladawado ama qurux udhalata alahi ku,uumaa aqli kugu manesto indha garada kujeclo ku oman ban ahay ma.ilaawaheyga ku ilashaneey kufuran irmantiyo sodhawow hailane a.aaaa.iimaw haraagine?yasalam

  7. hestan shinbirti aad ayey ii qancisay walahi juba waxan ku leyahy nolaaw waligaa hestan lkin ayada oo qoraal ah ayan jaclan lahy sida ay utahy dhageysiga aad ayaa umahad san tihin dhaman inta qaban qabisay wabkan hesaha somalida kuwii hore iyo kuwiidanbe iyo kuwii dhaxaba intas ayaa laga helaa wabsan aad ayan u mahad san tihin hadad aboodan hestan oo qoraal ah igu soo cawiyay wan jacalahy ok by

    • A/khadir walaal qoraalka heesta anigaa soo post gareeyay hada ka dheeho aboowe macaan  heesta qoraalkeeda in yar baa ka maqan waxaa filaa in la soo saxi doono shqaalaha maalmo hool wayn bay inoo wadaan marka angana waa inaan is saacidnaa ahdii aanu nahay tageerada websetka aan qoraalada anaga siku soo gudbinaa inta aan ku jirin

Leave a Reply