Abdiwali rasto - Ku jantaye i jamo - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Ku jantaye i jamo

Jacayl baan kuu qabaayee
Indhahu jeehaaga wacaniyo
Jaleecada kaama jeesan
Jar iyo buur ma hubsanaayoo
uurkuu Kalgacayl ii jiifaa

Lyrics by Maalmo.com

Ku jantayee ijama oo
Ijamo ee aan jacayl wadaagnee

Sidii ubaxii janaadee
jawharadii iftiinkee
Aduunyada ugu jeclaa
Jeenaankii waan quudan waayee
Jawaab baan kaa sugaayee

Ku jantayee ijama oo
Ijamo ee aan jacayl wadaagnee

Songs from similar artists