Axmed Cali Cigaal - Badda ‘Badu inay madowdahay’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Badda ‘Badu inay madowdahay’

Artist Axmed Cali Cigaal
96,937 views

Baddu inay madowdahay
biyo tahay ma moogtahay
boodhariba caashaqu
batallaale inuu dhigo
la soo booqdo ma’ogtahay
bal inaan riyada baas
bartamaha habeenkii
barkimada ku moodoo
beerka saaro ma’ogtahay
beerka saroo ooo ma’ogtahay
Beerka saarayee beerka saarayee
adanna uga beerka saaraa

Lyrics by Maalmo.com

Inan Sida ban joog cawl
baadiyoobay ma’ogtahay
badanka iyo waayahan
kalgacayl bariidsaday
cakuye inuu buuxo ma’ogtahay
Inan Sida ban joog cawl
baadiyoobay ma’ogtahay
badanka iyo waayahan
kalgacayl bariidsaday
cakuye inuu buuxo ma’ogtahay
markaan soo baruurogo
inaan baallahayga iyo
kaa baaro gogoshon
boholyoobay ma’ogtahay
boholyabeey ma’ogtahay
Boholyabe boholyoobaye

Heesaha kale Axmed Cali Cigaal Riix magcan

Leave a Reply