Axmed Cali Cigaal - Walaalshay gacalisoy - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Walaalshay gacalisoy

Artist Axmed Cali Cigaal
101,020 views

Walaashay gacalisooy
Aakhiro wehel lama ahoo
Wakiil Laykuma noqdoo
wacaal laysuma haye
walaashay gacalisoow

Lyrics by Maalmo.com

Intay Wada Noolyihiin
Haday laba waajibiyo
Xaq wayn isku leedahoo
waxuun Ifka laysu taro

Cadi iyo Jiidh wada dhashoo
Wadaaga naftaynu nee
Walaashay Gacalisooy

Anigu waagi Baryaba
Wanaagaagaan Jeclahay
Wadeecaan kula necbahay
in Cadaw kugu wiirsadoo
Marnaba aad wiiqantiyo
War iyo ceeb kulama rabo
Walaashooy Gacalisooy
Walaal nimadeeniyo
Jacayl wadankaa lehoo
wadnahu wadar kamadhexeeyo ahe
waheey isagana ka waa

Walaashay gacalisoow
wadada khayr towbadiyo
wacane dhaqankiyo hidaha
ilaah hayna waafajee
walaashay gacalisoow
wiiliyo caanaba noqee
waxbaan
kuu sheegayaa adduunyadu waa wilwilad

hijradu waa kala wareeg
wacdaro
baaxadagiyo
walayl baa lagu jiraa
walaashay gacalisooow.

Anigu waagi Baryaba
Wanaagaagaan Jeclahay
Wadeecaan kula necbahay
in Cadaw kugu wiirsadoo
Marnaba aad wiiqantiyo
War iyo ceeb kulama rabo
Walaashooy Gacalisooy

Waxaa soo diray: Halkaraan Ali Marshal

Heesaha kale Axmed Cali Cigaal Riix magcan

2 Comments

  1. Walaashay gacalisooyAakhiro wehel lama ahooWakiil Laykuma noqdoowacaal laysuma hayewalaashay gacalisoowIntay Wada NoolyihiinHaday laba waajibiyoXaq wayn isku leedahoowaxuun Ifka laysu taroCadi iyo Jiidh wada dhashooWadaaga naftaynu neeWalaashay GacalisooyAnigu waagi Baryaba Wanaagaagaan JeclahayWadeecaan kula necbahayin Cadaw kugu wiirsadooMarnaba aad wiiqantiyoWar iyo ceeb kulama raboWalaashooy GacalisooyWalaal nimadeeniyoJacayl wadankaa lehoowadnahu wadar kamadhexeeyo ahewaheey isagana ka waaWalaashay gacalisoow wadada khayr towbadiyo wacane dhaqankiyo hidaha
    ilaah hayna waafajee walaashay gacalisoow wiiliyo caanaba noqee waxbaan
    kuu sheegayaa adduunyadu waa wilwilad hijradu waa kala wareegwacdaro
    baaxadagiyo walayl baa lagu jiraa walaashay gacalisooow.Anigu waagi Baryaba
    Wanaagaagaan Jeclahay
    Wadeecaan kula necbahay
    in Cadaw kugu wiirsadoo
    Marnaba aad wiiqantiyo
    War iyo ceeb kulama rabo
    Walaashooy Gacalisooy

  2. Walaashay gacalisoow Aakhiro wehel lama ahoo wakiil layskuna noqdoo wacaal layskuma hayee walaashay gacalisoow Intay wada nool yihiin haday labo waajibo xaqweyn isku leedahoo wuxuun ifka laysku taro cadiyo jiir wada dhashoo wadaaga naftaan naheeAnigu waagii baryaba wanaagaagaan jeclahay wadeecaan kula necbahay in cadow kugu wiirsadoo marnaba aad wiiqan tiyo war iyo ceeb kulama rabo.Walaashay gacalisoow wadada khayr towbadiyo wacane dhaqankiyo hidaha ilaah hayna waafajee walaashay gacalisoow wiiliyo caanaba noqee waxbaan kuu sheegayaa adduunyadu waa wilwilad hijradu waa kala wareeg wacdaro baaxadagiyo walayl baa lagu jiraa walaashay gacalisooow.

Leave a Reply