Ahmed Biif - Barni - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Barni

Artist Ahmed Biif
76,921 views

Barnidaan jeclaaday
igu beertay caashaqa
boga iyo wadnaha iyo
beerka igaga taalay
baahida kalgacalkiyo
boholyowga aan qabo
naftu kuu basaastoo
bogsan waayey awgaa
adiguna badhaadhiyo
barwaaqaad la jiiftaa
anna boogtii caashaqa
waxaan ahay basteeyoo
barkintaan dul alaa

Lyrics by Maalmo.com

Barniyey adduunyda
intaan baaqi noolahay
qalbiga kama baxayside
waxaad tahay badhkeygee
berigii aan kulaniyo
barashadii tix galiyoo
balantii dhexdeeniyo
wacad kii ha baal marin
adiguna badhaadhiyo
barwaaqaad la jiiftaa
anna boogtii caashaqa
waxaan ahay basteeyoo
barkintaan dul alaa

Heesaha kale Ahmed Biif Riix magcan

1 Comment

  1. asc  axmad biif wan kusalamay walalalo waxa an ahay wiil somalai ah oo kunool dalka isbain  waxa an jeclahay walalalo  hesahaga mashaallah so i want kulahadlo ama addres kaga helokara sxb macan  so if you

Leave a Reply