Ahmed Biif - Laxaw Ft Ahmed Biif - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Laxaw Ft Ahmed Biif

Artist Ahmed Biif, Nimco Dareen
191,575 views

Ahmed biif
Lurkiisa Jacaylka Nafteedii
Nafteeda lulaayaa
Hooy Labeenta dushaada
Maxaa maxaa maxaa Ladi waaye

Lyrics by Maalmo.com

Nimco dareen
Anaaba Nafteedu
Inaanu Lamaano
Liibaan u ahaano
Laabtaydu jeclaate

Ahmed biif
Lurkiisa Jacaylka Nafteedii
Nafteeda lulaayaa
Hooy Labeenta dushaada
Maxaa maxaa maxaa Ladi waaye

Nimco dareen
Anaaba Nafteedu
Inaanu Lamaano
Liibaan u ahaano
Laabtaydu jeclaate

Ahmed biif
Maxaa leen ubax lahi
ladaydayi huunooy
laabtaada dushayda

Nimco dareen
Maxaan anba liitooo
Ulaasimay dooqo
Laxawna isaaqay

Ahmed biif
Maxaa leen ubax lahi
ladaydayi huunooy
laabtaada dushayda

Nimco dareen
Maxaan anba liitooo
Ulaasimay dooqo
Laxawna isaaqay

Ahmed biif
Liisaanka jacaylka
Lixaadka isaarmay
Laliilacay dartiisee
Miyaa miyaa miyaa
Miyaa ****

Nimco dareen
Anaa lala laabtee
Intaa laqanyooday

Ahmed biif
Liisaanka jacaylka
Lixaadka isaarmay
Laliilacay dartiisee
Miyaa miyaa miyaa
Miyaa ****

Nimco dareen
Anaa lala laabtee
Intaa laqanyooday
Laduubay jacaylee
Lageeda ku sooxoo

Ahmed biif
Maxaa leen ubax lahi
ladaydayi huunooy
laabtaada dushayda

Nimco dareen
Maxaan anba liitooo
Ulaasimay dooqo
Laxawna isaaqay

Lyrics by shukiri

Heesaha kale Ahmed Biif, Nimco Dareen Riix magcan

5 Comments

  1. nimco dareen hadaan hal habeen kula sexan lahaa ima ilowden

  2. Is this song about sex or what, it seems like it.

  3. Very nice song. It’s Melodious..

    • i like too wlh maalin walbaan dhageestaa heestaan misana kama daalo

  4. showa

Leave a Reply