Aamina Abdilaahi - Haduu Samir ‘sawaalo’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Haduu Samir ‘sawaalo’

Artist Aamina Abdilaahi, Ahmed Gacayte
108,659 views

Wad i sahayahtoo
kaa seexan wayoo
dhawr saniyo googo’e

Lyrics by Maalmo.com

Cirka sare u eegoo
soojeed ku waroo
ku safaaday noloshee

ilaa lagu su’aaloo
kugu seego aakhiro
waan kula socdaayee

Kuma samaxayee
jer suur dhawaqoo
maseegtada an gaadhnee

haduu samir wax tari lahaa
ama uu sad noqon laa
mudaan ka dhur sugayee

adoon saaca igu xidhin
laba seerna igu marin
ama saydhin wacadkii
ama sida ugu qaado

Inaan ku siloonahay
saakaba ogatoo
caad kaama saree

sanadkaba waxan ahaa
nin jacayl ku saretagay
seedaha jidhkiisee

sanbabadaa iqalanoo
wadnaha i saranoo
dhiiga saydhinayee

naf la saaqaybaan
siday tahay dhalaan
sabaalaynayayeee

haduu samir wax tarilaa
ama uu sad noqon laa
mudaan ka dhur sugayee

adoon saaca igu xidhin
laba seerna igu marin
ama saydhin wacadkii
ama sida ugu qaado

Heesaha kale Aamina Abdilaahi, Ahmed Gacayte Riix magcan

1 Comment

  1. haduu samir waxtarilaha ama uused noqon lahaa waatan kaa dhursugaye adoon saaca igu xiran waaaaaaaw waaaaaaw waxaasaa fanaan kaa ah

Leave a Reply