Ahmed Muhumed Shimbir - Idil ‘ Asluub badaneey’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Idil ‘ Asluub badaneey’

Artist Ahmed Muhumed Shimbir, Halimo Khalif Magool
127,535 views

Baydka Koobaad Shimbir

Lyrics by Maalmo.com

Agagaarka wadnaha
Hadaanad ku ool
Aroor walba Kumaan
amaaneeneey

Asluub badaneey
Amaan badaneey
Sidii ubaxii
Udgoon badaneey

Waxaan Idileey
Ku oon bixi laa

Anigoo dileey
Aroos kula gala
Adoo ooridayda Noqdoo
ubada dhala

Ilwaad quruxeey
Ilwaad quruxeey

Magool

Oohinta idhahaygii
Aan baranin
Adigay aawadaa
Ilmeeyaaneey

Asluub badanoow
Amaan badanoow
Sidii ubaxii
Udgoon badanoow

Waxaan Aabiyow
Ku oon bixi laa
Adoo Aabiyow
Aroos ila gala
Anigoo ooridayda

Noqdoo ubad dhala
Ilwaad quruxoow
Ilwaad quruxoow

Baydka Labbaad Shimbir

Intaan uumanaa
Aabidkay idilkii
Adoo kale aadmi
Kuma aradeey

Asluub badaneey
Amaan badaneey
Sidii ubaxii
Udgoon badaneey

Waxaan Idileey
Ku oon bixi laa
Anigoo idileey
Aroos kula gala

Adoo ooridayda
Noqdoo ubada dhala

Ilwaad quruxeey
Ilwaad quruxeey

Lyrics by Hanad

Heesaha kale Ahmed Muhumed Shimbir, Halimo Khalif Magool Riix magcan

Leave a Reply