Ahmed Rasta - Boqoradan Jeclaa - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Boqoradan Jeclaa

Naftan kuu bugtee baxsaneey daraada
Bogsan weyday awgaa
Booge dhaye sidiisii
Adaa baanan karayo
Iga bi’in karaaye

Lyrics by Maalmo.com

Boqoradaan jeclaayeey
Beer adega igadaa
Waxaan ahay bisteeye
Ila bogo jaceylka

Hadal beerka laabtiyoo
Badankey qaboojana
Uma baaqo ruux kale
Adun baan codkaagi
Ku baraarugaayoo
Noloshey barkeede

Boqoradaan jeclaayeey
Beer adeega iigadaa
Waxaan ahay basteeye
Ila boggo jaceylka

Waxaa qoray : Bashiir salaad

Songs from similar artists