Ahmed Yasiin Digfeer - Hadagan nimcooy - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Hadagan nimcooy

Artist Ahmed Yasiin Digfeer
98,931 views

Hadagaan nimcooy hadagaan
Hadagaan nimcooy hadagaan

Lyrics by Maalmo.com

Dumar ugu fil rooneey
Dabeeyl caafimaadeey
Indhahaa dawoo u tahay

Daganida asluubtiyoo
Dulqaadkiyo xaqdhoowrkaa
RABBI kuugu deeqoo
Dadnimada dadnimadaa
Kahodan tahayee

Maxaan damac Rageediyoo
Daymo caashaq waayadaan
Ku dul meerayaayoo
Diidayaa odhaahdii

Sida roobka deeyreedoo
Da’ayoo kalaan
Sida roobka deeyreedoo
Da’ayoo kalaan
Waan ku doonayaayee
Hadba ku dayaa

Ubaxoo dilaa ciyoo
Dayax shan iyo tobaanaay
Waad i deeqde waad i Deeqdee
Kuu daawadaa

Maxaan damac Rageediyoo
Daymo caashaq waayadaan
Ku dul meerayaayoo
Diidayaa odhaahdii
Ku dul meerayaayoo
Dib u noqonayaa

Heesaha kale Ahmed Yasiin Digfeer Riix magcan

Leave a Reply