Aamina Feer - Ha iga goosan caawa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Ha iga goosan caawa

Artist Aamina Feer, Mahamed Sulayman Tubeec
203,462 views

Heesaha kale Aamina Feer, Mahamed Sulayman Tubeec Riix magcan

5 Comments

  1. WAA HEESTII ABWAAN AXMEDSULYUMAN BIDE SANADII 1968 ERAYADIISIAYAY AHYYED MUUSIKADANA ISKA KU LARAY WAA MAXED SULYKMAN IYOHOBALDIILAYAABKA LAHEEYD CODKEEDI AMINO FEER CAJAB YAA CAJAB WAA HEES AAD UWANAAGSAN RUNTII WAA HEESAHAILAAIYO HAATAN TOPKAKU JIRA AAN GABOOBIN

  2. tusaalo aad ufiican ayaa laga qaadanka kara ee halla dhuuxo murtida heesta.

  3. runti waa heys wangsan lkn yaa sodirikara neh

  4. Waa hees aan odhan karo aniga xagayga inay tahay heesaha ugu wanaagsan dunidan ay joogno iyo weliba inay ku luuqaynayaan fanaaniin aad u cod wanaagsan waxaanan leeyahay hambalyo

Leave a Reply