Aweys Qamiis Mabuta - Doontii caashaqa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Doontii caashaqa

Artist Aweys Qamiis Mabuta
96,048 views

Duufaan Dafaanteeda badanaa
Waa la iska dareemaa walee dadaal
Waa la iska dareemaa walee dadaale

Lyrics by Maalmo.com

Duulaanaa Kuu ahee
Waxii diidid waan diidaa hee

Doontii Caashqaan
Diyaar noo ahee
Dabaal waan aqanaa
Dushayda soo koree

Dardaarankaan waan digsadaa
Waan kula duulaayee dowlaay

Daartii aad keentidaa
Kula soo dagaa soo duubee

Doontii Caashqaan
Diyaar noo ahee
Dabaal waan aqanaa
Dushayda soo koree

Dabeecadaa waa dahabee
Dayro ma kuu quuree dadaal
Dayro ma kuu quuree dadaalee

Doodaada waa deeqsadayee
Madamindeehaaye Dantaadee

Doontii Caashqaan
Diyaar noo ahee
Dabaal waan aqaana
Dushayda soo koree

Doodaada waa deeqsadee
Mana ku diidaayo Dadaalee

Deertii waa noo dadee
Maba diidinee dadaalee

Doontii Caashqaan
Diyaar noo ahee
Dabaal waan aqanaa
Dushayda soo koree

Waxaa soo qoray haji mohamed
waxii qaldaa ah fadlan coment ahaa iga soo saxa

Heesaha kale Aweys Qamiis Mabuta Riix magcan

1 Comment

  1. banaadir aan soo xasuusahaa

Leave a Reply