Aamina Camaari - Jamaal badaney - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Jamaal badaney

Artist Aamina Camaari, Aweys Qamiis Mabuta
524,476 views

Jirka waa  ihuraa 
Kama jiifan karee
Ee  Jida mini Tagee
Waan jahwareeraye
Anna ad lee ijiidatee
Joogdheerow Aweys 
Jinkaa Ma ii jiree

Lyrics by Maalmo.com

Waa igu jirtaa
Jamaal badaneey
Waa iigu jritaa
Jida lee tagtaa
Jaamuustaa
Rag kale lee la joogtaa
Waan kaa jeestayee
jacayl ma kuu qabee

Janadii ku jiraa 
Jaxiima mudey 
Ee jismigee Barkiisa
Waa ku jeclaadayee
Jeestada iga dhaaf
Joog dheerow Aways
******

Jiilaal kululaa
Jazaar noqatee
War juq ninkii maraa
Jabkeeda yaqaan
Jiido jinkaaga raadso 
Waan kaa jeesaytayee
jaceyl kuuma qabee

Ee jismigee Barkiisa
Waa ku jeclaadayee
Jeestada iga dhaaf
Joog dheerow Aways
******

War juq ninkii maraa
Jabkeeda yaqaan
Jiido jinkaaga raadso 
Waan kaa jeesaytayee
jaceyl kuuma qabee

Heesaha kale Aamina Camaari, Aweys Qamiis Mabuta Riix magcan

Leave a Reply