Aamina Camaari - Waa kula guuraaa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Waa kula guuraaa

Artist Aamina Camaari, Aweys Qamiis Mabuta
153,580 views

Aways
Gooskaad iga gaartay
An waan ku gaclooday
Guuraan rabaayee
Gaabsi kaama doonee

Lyrics by Maalmo.com

Wada jir
Garab isiiyee — iguursee
Gurigee imaawee – Waan kula guuraa

Amina camari
Makaa geed galaaye
Anba waan gareeste
Geesiyoo gadaasha
Layma guurihaaye

Waan ku gartee .. Hugaasleeyaa
inaad igaclootay .. hugaasleeyaa

Aways.
Gabar hadii
Gacalkaa galaayo
Ha gaabnaatee
Ha gaduudanatee

Garab isiiyee –iguursee
Gurigee imaawee – waan kula guuraa

Amina camaari
Ganiyaal hadii
layla soo gacaloodee
Gacalkee adi lee
Gacantaada ku gooyhee

Waan ku gartee .. Hugaasleeyaa
inaad igaclootaye .. Hugaasleeyaa

Aways
Waa kuula go’aayee
Geekaaga iga nuuji
Wax kastoow Gaclootaan
Gurigiina keenaa

Garab isiiyee – iguursee
Gurigee imaawee – waan kula guuraa

Aamina camaari
Gibilkee gibilkiisow
makaa ganbahaayee
godaan kula galaaye
Guulo miihis yiraahdee

Waan ku gartee ..
inaad igaclootay ..

Lyrics by Xamdi xiis
i love to share with you guys

Heesaha kale Aamina Camaari, Aweys Qamiis Mabuta Riix magcan

1 Comment

  1. waaaaaw waxasa heesa

Leave a Reply