Ayaan tromso - Qalbi lule - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Qalbi lule

Qurux iyo adaa
Qiimo iyo wanaag kheyr ka
U sitoo qalbigey I luleen…2X

Lyrics by Maalmo.com

Qeyb sii jaceyl ka ee
Aan ku qabee ila qabo adaa
Ila qabo adaa igu qaali yee..2X

((( BOGGA LABAAD )))

Mid qof kii arkaa uu
Qadari nayoo
Qiimeyna yaa
Qurux aad u tahee….2X

Qeyb sii jaceyl ka ee
Aan ku qabee ila qabo adaa
Ila qabo adaa igu qaali yaa….2X )))

lyric Dayran omar

Songs from similar artists