Cabdiqaadir sanka - Dawadii Qalbiga - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Dawadii Qalbiga

Artist Cabdiqaadir sanka
85,879 views

Dumarka oo Idil
taan ka dooranayee
Darteed uga hadhey
Danteeydiiyeee

Lyrics by Maalmo.com

Deegaanka Xamar ooy
Ka diil dhigatiyo
Doonisteedaan ku daalaayee

Dawadii qalbigaay
ku doon doonee
Darbiyo ha iga tuurin
daaqada ee

Dayaxa sare
waan la doodaayoo
Daruurta cirkaan
la daris ahayoo

Dabayshe saree dhawaaqeysiyo
Dar ceel la dhigtaan
Dabaashaaye

Dawadii qalbigaay
Ku doon doone
Darbiyo ha igauurin
Daaqada eey

Heesaha kale Cabdiqaadir sanka Riix magcan

2 Comments

  1. maalmo walee wax badan baa i tadh teen
    heesaha somaliga bilaa lyrics maba fahmo
    teyda kale abwaan gabana waa nqoday
    waayo heeso murti badan baa ino so xusheen
    i would like to thanks bahwenta maalmo dhan thanks alot

  2. nolaaw maalmo

Leave a Reply