Cabdiqaadir sanka - Dunida Adaan Kaa Rabaa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Dunida Adaan Kaa Rabaa

Artist Cabdiqaadir sanka
103,160 views

dunida adan kaa rabaa
daayin intuu abuuray

Lyrics by Maalmo.com

dookhaygaa ku raacooo
ku dalbaday
dahabka maankayga

adigaa dagay qalbigaa hahaaa
wadnaha dacalkiisee

soo dagoo i daawee
macaaneey i daawee
soo dagoo i daawee
Abaayooy i daawee

dadka taan ka doortaay,
dawadii naftaydaay,

taan darsay wanaageed,
ku dalbaday deeqdey maankayga,

adigaa dagay qalbiga hahaa
wadnaha dacalkiisee

soo dagoo i daawee
macaaneey i daawee ala
soo dagoo i daawee
soo dagoo i daawee

Heesaha kale Cabdiqaadir sanka Riix magcan

1 Comment

Leave a Reply