755,740 views
Axdigeenu galnee Arinkeenu ahaa
Ma ilaabi karoo Waan ilaalinayaa
Sida eerada geel Ilmo laga dilaan
Ku irdoobayoo kuu ololayaa
Indhahaan ku arkaayo Waan aroos +**
Afka kuu muuqanaayo Uurku wuu ku tabaa
Waan ku aaminayaa Waan ku aaminyaa
Ayaahaygii waan ku aaminayaa
Jacaylkaa ibartee igu beerta ayaa
Nafta oon ku shudo ku adkeesanaaya
Sida eyrada geel Afar qaaday cagaar
Adaa ii farxadoo ku ildoogsanaayaa
Ereygaa itihiraahdo waan adeecsanayee
Danta waan ogalaadee adna taa ii ogow
Waan ku aaminayaa Waan ku aaminyaa
Ayaahaygii waan ku aaminayaa
Lyrics by Mulki



a/s
horta dhamantin waad mahadsan tihiin sidaa wanagsan ee aad heestan uga warbixisen ayaan idiinku mahad celinaya asxabey
mid kale heestan hore ayeey u jirtey waxan ku dari lahaa hadi aad hees la qadey waa in laga dhiga lamane sidii ay hore u aheed sidaa ayaa ka ficanoo ma macan badan heesta qofka dhageysta heesta waa is iloobayaa waayo heestu dareen dhab ah ayeey xanbarsantahey asxabey fanaanka waxan leey heesta lamane ka dhig oo sideey aheed u qaad
shugran asxabey
waan kahelay
wooow waan la dhacay heestan caadi maaha bashiir dume halkaa kasii wad <3
scwrwb marka hore waxan rabaa inaan kaa saxo erayada soomaaliga sida qoraalkoodi lagu yaqaannay shaqalada inaadan ka tegin adigoon aan si xasaasiyad leh aan u qaadan sixiddeyda mahadsanid :- Adxdigeynu<, arrinkeennu, ma illoobi<, eyro <, irdhoobayoo<, aamminayaa<,igu beertay<, shidoo <, qaadday<, sc wr wb raalli gelin mar kale
Hambalyo!!!!!!
Bashiir Fannaan Fannaan Dhalay
Halkaa ka sii wad.
Midhaha heestana ku dabakh Jacaylkaagii Hore hasii macaanaatee!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Axdigeenu galnee Arinkeenu ahaa
Ma ilaabi karoo Waan ilaalinayaa
Sida eerada geel Ilmo laga dilaan
Ku irdhoobayoo kuu ololayaa
Indhahaan ku arkaayo Waan aroos +**
Afka kuu muhanaayo Uurku wuu ku tabaa
Waan ku aaminayaa Waan ku aaminyaa
Aayahaygiiyey waan ku aaminayaa
Jacaylkaa ibartee igu beerta ayaa
Nafta oon ku shidoo ku adkeesanaaya
Sida eyrada geel Afar qaadday cagaar
Adaa ii farxadoo ku ildoogsanayaa
Ereygaa i tiraahdo waan adeecsanahee
Danta waan ogalaadee adna taa ii ogow
Waan ku aaminayaa Waan ku aaminyaa
Aayahaygiiyey waan ku aaminayaa
oh oh fananka somalida ninka aan ugu tager jir oo jog ik vind jou leuk maar u bent groot man dus ik kan niet met jou en je heeft ook vrienden maar ilove you zo much badhiir ha nuniye
aaain waligaa aamin daradu waa wax xume sxb
heestaan caadi ma ahan ,bashiir halkaada ka sii wad ina ABTI ,anaga dhanaa baa wax jecel
waaaw waaaw waa hees aad iyo aad u wacan iyo erayo aad u macaan naf walibo wax jecl hadey dhagesato wey cajabinesaa aniga ahana aad ayaan aga helay nice one <3 <3 <3
aad ayaan ula dhacay heestaada macaanteeda hambalyo
guuleyso waligaa
caadi maaaha sxb halkaaga ka siii wad heesahaaga jcl ka
waaw, waayo waay ayaan soo xasuustey iyo hoygii fanka ee hargeisa oo aan life ugu daawanayay heestan, iyadoo talantaali ay u qaadayaan fanaaniinta kala ah jaamac riyo iyo faisa, bashiir hambalyo sxb heesta halkeedii baaad dhigtey…. thanks
waaaaaaw waa run hees tani waa hees qaaliya ninka qaadayna sxb kay
maraa waan soo dhaweynaynaa
heesta sanadka
nice song maasha ALLAH
waaaaaaaaw nice song alfanaan bashiir booska aabe cabdu lahi waad buuxinkarta waxa isleyahay sanadka 2012 heesta loogu dhageesiga badan yahay ayay noqonesaaa
waa hees aan caadi eheen ilove it
nice song
heestani waa hees aan aad u jeclaa waxaanan ku daawaday hargaysa tima cade iyadoo life ah
waa hees macaan oo laba isjecel wax badan xasuusinaysa
realy waa hees aad u macaan waxaa laga yabaa in dad badan ay kalsooni siiso oo isu sooo jeedo markaa waxaan leyahay hambalyo fananka codka macaan
k
waa heestii jamac riyo iyo faysa markaasaay macaan tahay hadad dhagaysan lahaydeen eesh qiyaasak
nice song
nt bad hmm balse be strong man fiska wa qof jirta masha allh allaha isu kin dhafo
yasalaam heestan waa hees layaableh hase ahatee heestan fanan horaa lahaaa laxanka iyo midhahaba
wawawawa walahi cadi maha heestan marka aa dhageysatay wana xasuustaa jecelka an uqaadaya naf uruune liiwo cade cadi maha
waaaaaaw caadi mahan laxanka maca music. waha i suxasususay xasuus macan aniga igo saabsan
WAA HEES MACAAN DAGAN HADANE SI FIICAN LOGU CALAACALAYO QOF LA JECELYAHAY .
MIDA AAAD ADIGA U QAADAY FISKA WAA LAGAA SITAA ABYO MIDAN AYAA ERAYO FIICAN CODKA WAA DAGAN YAHAY MISIKADA SIDOO KALE WAXAA QADAY QOF MURUGSAN JECELKA WAX KA YAQANO
axyaa bashiir sxb best song amd music
sxb ninkani heestan ma laha ee hees ha sameysto
meshaan ciyaar aa ka socoto..waxaan jaceyl mahan alle haloo laabto markaas ayuu jaceyl sax ah bilaa banaa…
walaahi heestaan waa qaali waxaas ay cadeyneysaa in jecelka hal dhinac ka socodo .
waa dhankee ?
kadhan dhanso heesta
INABA CAADI MA AHA WAAD NAGA BAREJEYSAY BASHIIR CALAACALKA FISKA
wax walan tahay wlk coz walaashaa adaa xumeeyay no calaacal time teeda kale caleeeeek fanaan tahay wlk viva bashiir yare yaqey
music
waaaw nice song inaba cadi maahi
nice song