Binti Cumar Gacal - Balad xaawo - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Balad xaawo

Artist Binti Cumar Gacal
131,818 views

Barbaarka yarkaan ka eegtay
yarkii isha iigu baaqay
wiilkii caashaqan aan beernee
aniga boob baan ku raacay

Lyrics by Maalmo.com

aniga oo balad xaawo joogo
maxuu bari iiga yeeray
kolkaan boosaaso gaaray
muxuu burco iiga heesay

anoo beer sii maraayo
haduu badda doon ka raacay
inuu been ila jilaayee
adaa boqorow ogaaye
i bixiyoo iga badbaadi

hadaan bogsadoon ka reysto
sidaa uga booday caashaq
jaceylba hadaan u booyo
hadaan nin dambaba u baroorto
hadaan baxsanow iraahdo
aniga balaayaba ha iga raacdo

Heesaha kale Binti Cumar Gacal Riix magcan

4 Comments

  1. waah waah wayo wayo xuseesbay mudantahay heestaan

  2. caadi maahan heestaan
    laakin jaceel waaray ila ma-ahan

  3. wah waah waxaas ayaa hees ah waayo waayo / hadaan boobsadoo kareesto sidaan uka booday caashaq hadaa nin danbo obaroorto barwaaqoba haiga raacdee By calamada.webs.com

  4. igu darso

Leave a Reply