Binti Cumar Gacal - Hadaad mooday - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Hadaad mooday

Artist Binti Cumar Gacal
120,405 views

Alley badey jacaylkee inaan kugu dul ooyaa

Lyrics by Maalmo.com

Hadaad mooday aakhiro in ay ehelo leedahay
la isuma aqoon sado aabe iyo adeerkaa
ku imaani maayaan aabe iyo adeerkaa
adigoo arkaayana arxan kuuma galayaan x2

Aduunkaynu joognana ruuxii ku aaminay
hadaan loo abaal gudin aakhiro
aboor cunay´ka ilaalin mayside x2

Waxaan ahay asagaa dadka kaa ishaartoo
ereyadan ku leeyahay hoos u eegi waydee
hadii iilka lay dhigo sidoo roon rabow eeg x2

Hadaad dadab badaniyo igu dhaaftay oomne
hadaad dadab banaanii igu dhaaftay oomane
idishaye asaagaa dadka kaag u jeceshahay
aduunyada dusheedana istareex ku noolow -
aniguna ayaankay x2

Heesaha kale Binti Cumar Gacal Riix magcan

1 Comment

  1. nafta adiga moye admiga inta la,eg ogolani weydoo eebadii jaceylkaa oofaha igoysoo olol aan baxeynbaa uurkeyga jiife ehelkan lahaa&dadkii kala irdhowne aley baday jaceylka waa inan kugu dul ooyaa

Leave a Reply