Bstar Rap - Dhuu Dhumasho - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Name

Dhuu Dhumasho

Artist Bstar Rap
43,913 views
Dhuuboy La, anta Waa Abaar


Lyrics by Maalmo.com
Dhuu Dhumasho Ila Dheel Hee

(4x)
Dhiinacay Imaaw An Ku Dhunkade
(4x)

Dhayaheyga Dheeftood  Waan Ku Dhiibtodeey
Dhiinacay Imaaw Hee Dhaxan Iga Dhortooy
(2X)
Verse
Dhuuboy Dhooboy Dhiinacay imaaw Hee
An Ku Dhunkade Dheesha An Belaaw Nee
ii Soo Dhawoow Dhaxan Iga Gooy Hee
Ani Iyo Adiga We Can Take Forever
You Can Be My Lovely
Hey Singaliita  Siinta Isaar
You See Mama Siita Like Seemaney
Dhuuboy La,anta  Dheesha  Ma, Noorto
Day And Night Dhiinacay Joog Hee
Sidi Dhilan oo Kale Dhabta Kuga Hayee
Ruuxi Dhab KuJecel Dhiibka  Looma Query
Dadkan Warkood Iska Dhaaf Jecelkiina Ka Wayn

hook
Dhuu Dhumasho Ila Dheel Hee
(4x)
Dhiinacay Imaaw An Ku Dhunkade
(4x)

Dhayaheyga Dheeftood  Waan Ku Dhiibtodeey
Dhiinacay Imaaw Hee Dhaxan Iga Dhortooy
2X)

Dhamadka

Dhuu Dhumasho Ila Dheel Hee
(2X)

Waxaa soo diray: Fan of bstar rap

Heesaha kale Bstar Rap Riix magcan

    Waan Ka Xunahay kama heeyno Heeso kale Fanaankan Laakin Fanaanin kale oo dhowr ayaa ku jiro Kaydka Maalmo, Dhinaca kale waxaad awoodaa inaad naga codsatid heesihiisa kale si aan usoo galino

Leave a Reply