Caasha Cabdoo - Hadimada nafteyda - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Hadimada nafteyda

Artist Caasha Cabdoo
99,032 views

Hadimada nafteyda
hawlahan iheystaan
la hadaaqayaaye
hebedow haraadow
hurdo weyska waayee
habeen daran hadreysaa
hadhkii maanta
hagar la’aan seexdoo
anoo hurdo haatuf ii yimidee
isagii heley hiirta waaberi
aan hanqaarmey
markii aan hebel idhiyee

Lyrics by Maalmo.com

Beyddka Labbad

Ruux socod haleeley
cidla heedhe daaqoo
hee haabayaayee
hebedow haraadow
hurdo weyska waayee
habeen daran hadreysaa
hadhkii maanta
hagar la’aan seexdoo
anoo hurdo haatuf ii yimidee
isagii heley hiirta waaberi
aan hanqaarmeyee
markii aan hebel idhiyee

Heesaha kale Caasha Cabdoo Riix magcan

Leave a Reply