Caasha Cabdoo - Waraysi dheer ah Caasho Cabdow - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Waraysi dheer ah Caasho Cabdow

Artist Caasha Cabdoo
160,896 views

Waraysi dheer ah Oo ay caasho cuud ka qadeeso
Fanaada wayn Caasho cabdow.
Iyo sidookale heeso aad umacaan oo xul ah
Ay fanaada qaaday.
Wayrsi waxoo qaadanaa ilaa 43 Daqiiqo

Lyrics by Maalmo.com

Heesaha kale Caasha Cabdoo Riix magcan

8 Comments

  1. Gaajo iyo haraad baa na Harera yaalee
    Waxad moodaa caasha cabdoow iyo faaduma qaasin ineey ogaayeen waqtiga soo socdo Dhibaatada maanta aan ku jirno.
    Heestaas waxa wanaagsan in mar walba idaacada qaranka in joogto looga sii daayo.si midnimo iyo wada shaqeeyn loo helo. caasho cuud adna waa mahadsan tahay

  2. waxaanu leedahay caasha cabdow iyo mar labaad wareesi wacan in mar labaad wareysi ay galaan 2 caasho ashkir omar yusuf

  3. heesahan wadaniga ninki dhagaysta jiririco jirkisa ka kacayso maasha alah wariye casha cuud ala ha daayo ayadaba fananad qatar ah casha cuud cod macan ayaad leedahay walashiis

  4. mamma casha masha allah boqorada codka waye

  5. waa cajiib wareysiga waxaan codsanaa in markale noola soo biiso maama caasho cabdow maliika

  6. Wareeysiga aad ayuu u macaan yahay, laakiin Yarata Wax wareeysaneeysa Rafaad ayeey Dhigtay, Ayada aaba su aalaha ka jawaabeeysa, ayada aaba heesaha qaadeeysa, Yarta Waa ka Aradan tahay Habka wareysiga, laakiin Aad ayeey u cod macaantahay,

  7. maasha.alaah wareysigaan waa waresyi cajiib ah labo caasho nolaado Cimri dheer ilahey ha idinsiyo

Leave a Reply