Cabdala Yusuf Hanuuniye - Hooyo macaan - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Hooyo macaan

Artist Cabdala Yusuf Hanuuniye
146,509 views

Marka ku arko waan
ku maqsuudi lahaa
Muruagada aan qabee
Hooyo macaan

Lyrics by Maalmo.com

Muuqaagu wuu
Iga meeri lahaa
Dhibka soo maree
Hooyo macaan

intaan kaa maqneen
Waa mahad galee
Qofacuna iyo hurdaba
Waan iska maanacee
Hooyooy Macaan

Maama aragtidaada
Waxa ay ilamid tahay
Anigoo mako iyo
Madiino tago
Xajka soo maree
Hooyo magan ilaah
Markastaba ahow

Maaymoodi baad
Ila soo martee
Miisaan xaqaa
Kama mogi karee
Mininkaa janada
Moolaha haka dhigo

Heesaha kale Cabdala Yusuf Hanuuniye Riix magcan

Leave a Reply