Daahir Gacamey - Darmaan - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Darmaan

Dantoo iga reebto ma ahee
Nasiibkoo idiido mooyee
Dadaalka yareesan maayee

Lyrics by Maalmo.com

Darmaan noolahu dhan doonayn
Hadana mid qura ka weesaaye

Nin baa dahab lumay is yiri doono

Qurux Jawi iyo macaan
Dareen noolahu kaa ??
La’aantaa la doodi maaye

Darmaan noolahu dhan doonayn
Hadana mid qura ka weesaaye

Nin baa dahab lumay is yiri doono

Songs from similar artists