Fadumo Qasin Hilowle - Maandaranaa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Maandaranaa

Artist Fadumo Qasin Hilowle
108,796 views

Waa mahadee
Waan miirsadyee
Murugaa ihaysee
Maalmihii horaad
iiga maqneed
Molaan kujireee

Lyrics by Maalmo.com

anna adlee iga maqneed
Maantaa ku helee iilamree
Meehii Rabtidee

Ana adlee kumaagyaa
kuu murgoodayee
Maanta muraadkayga waan helee

anna adlee iigamaqneed
Maantaa ku helee iilamree
Meehii Rabtidee

Beejka labaad

Waa muragee
Meel oo rabinee
Maalin jacaylka soo martay
Miirkayga gashee
Sidii markaas Mashaqaan ku jiree

Ana adlee kumaagyaa
kuu murgoodayee
Maanta muraadkayga waan helee

Anna adlee iigamaqneed
Maantaa ku helee iilamree
Meehii Rabtidee

Maandaranaa
Maano aabahaa
mooro xalaal nin kuu rabaa
kuula maaganee
maanta xumaan
loo soo ….

Anna makaankiisa udhaafay
Meel iga macaan aan helay
oo miirkayga u roon

Ana adlee kumaagyaa
kuu murgoodayee
Maanta muraadkayga waan helee

Anna adlee iigamaqneed
Maantaa ku helee iilamree
Meehii Rabtidee

Heesaha kale Fadumo Qasin Hilowle Riix magcan

2 Comments

  1. waaw axmed naaji sacad iyo faay qaasim hiloowle ilhY H u nXriistee waa xasuus beri samaadkii

    axm,ed naajio abwaan soomaaliyeed.

  2. waxaan sheego garan maayo maanta maxaan iraah karaa waa ilaah mahadiis alxamdulilaah

Leave a Reply