Farhia Fiska 'Farxiya' - Aan mideeno Caashaqa - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Aan mideeno Caashaqa

maryuu u muuqda indhaha
magane aragaa tahoo
mohashada kalgacalkey
ku mililicaanoo
sida mayay aroor da,ay
adigaa milkiyo sharaf
maaxaya dhigoo
nafta meyracaaye
miirkii nafteydow
kala maarmi meynee
sida laba matanaa matanaa
aan mideyno caashaqa

Lyrics by Maalmo.com

mareer baxayoo magooloo
munadi ubaxa tahoo
maamuusta aragaa
maanshe wax dheertahe
meel joogsigaagiyo
muuqaaga quruxda leh
muraaqooday goortaan
mahaadada xasuuste
miirkii nafteydow
kala maarmi meynee
sida laba matanaa matanaa
aan mideyno caashaqa

Songs from similar artists