Farhia Fiska 'Farxiya' - Allahayow maxa iga qabsaday - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Allahayow maxa iga qabsaday

Artist Farhia Fiska 'Farxiya'
485,259 views

Alahayoow maxaa iga qabsaday
waan qarsanaayey mooyee
maxuu jirka qalay jacayl
maxaa qamuuyooday
ala maxaan qamuuyooday
maxaan yarka ku qarway
maxeey riyo i qaladay
indha goortaan kala qaaday
qofba ilama joogine
soo naxdin qac maan oran
soow ilmadu imeey quban
talo iga qaloocane
soo qalbiga kama ooyoo
jiriraca ima qaadin IAM SO SORY FISKA LOLZ
jiriraca ima qaadin
jiriraca ima qaadin

Lyrics by Maalmo.com

Beejka 2-aad
Qalbigu kuu rabay hadaan is qaban weeynay
ileen qool hadimo weeyee haduu qosolku been yahay
hadaad qaraar gaardheen
hadaad qaraar gaadheen
hadaad talo qorsheeysay inaad qar iga tuurto
waa qasaaro halisee
soow naxdin qac maan oran
soow ilmadu imeey quban
talo iga qaloocane
soo qalbiga kama ooyoo
jiriraco ima qaadin
jiriraca ima qaadin
jiriraca ima qaadin I am so sorry fiska lolz

Lyrics: ikraan

Heesaha kale Farhia Fiska 'Farxiya' Riix magcan

16 Comments

  1. nice song i liked sooo much …………..

  2. wwwwwwwwwwww nice song fiska wa ka baxsatay qalanjo

  3. asc.. salan sare fiska we love fiska reeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeer puntland wey ku jecelyihin farxiya

  4. waa hees man wey ii taabatay

  5. farxiyi fiska waa fananad cod macaan leh waa ka helay hestaasd cod ayaa igu dishay noo laaw

  6. waaaaaaaaw waad kabaxsatay heestaan waxaanba umaleeynaayaa ineey aniga iga sheekeeyneeyso

  7. farxiya caadi ma tihid ee hal mar adiga malagula kulmi karaa ileen waxaa tahay qof aan aad u xiiseeyo heesheda iyo ayadaba

  8. waa caadi mahan faska hesaheda oo dhan ad ayan u jacelahey salan sare walashey

  9. marka hore faxiya fisk waad salaman thy .. sln ka dib heeesahaaga waa hees an mar walba dhagaysto….. lkn waxan ka rabnaa in heeso cusub soo saaro oo tantaalo ah iyo vidia in aad ka dhigto mid casri ah ileyn somali heesta hal meyl kaliya bay ku duubaan meesha ku bilaabatay bay ku dhamaataa .. iyo dharka ay ku bilaabatay bay ku dhamaysaa waa in hesaha laga dhigaa casri aduuyada sida ay u hormayeen mahdsan

  10. hees cusub fadaxih

  11. woooooooooow fiska waad mahad santey waxan ka helaa hooyo guurko wa calaf nice song sweety Allahayow maxa iga qabsaday woow 2 heesod ayan ko hysta viva fiska and me lol

  12. aadban ujeclahy heestas

  13. guud

  14. hahhaahahahahahahah

  15. والله من افض الاغااني الي سمعتهاا و ع قولت امي الغالية انهاا غنووهاا فيي زمانهاا يعني انا و امي نشرب من نفس الكاااس فديت ماامي هع

  16. i love this song. thank u sister

Leave a Reply