Farhia Fiska 'Farxiya' - Anna laanta ubaxa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Anna laanta ubaxa

Artist Farhia Fiska 'Farxiya'
397,729 views

show liida caashaqa
show laabta ku hayee
lulumaha sidisii
show laydha raacdee
adaa lumayee eegmada
show libin dhan moodee

Lyrics by Maalmo.com

ladi waa haldhaaguba
intuu laacu muuqdee
anna laanta ubaxa
adaan kuu lulayaa

show looli dheer baa
show lahasho doonee
caashaqa lurkiisii
show maan lixaad gabin
adaa lumayee eegmada
show libin dhan moodee

ladi waa haldhaaguba
intuu laacu muuqdee
anna laanta ubaxa
adaan kuu lulayaa

Heesaha kale Farhia Fiska 'Farxiya' Riix magcan

3 Comments

  1. anna laa`anta ubaxa leh adaan lula yaah

Leave a Reply