Farhia Fiska 'Farxiya' - Armuu idiida ‘ New version’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Armuu idiida ‘ New version’

Artist Farhia Fiska 'Farxiya'
708,733 views

Heesaha kale Farhia Fiska 'Farxiya' Riix magcan

18 Comments

  1. waxaan leeyahay fanaadada aad bey u cod macdahay lkn waxaa wanagsan inay karato xushamada uu leyahay fanka maxaa yelay waxey shegata miro abwaan horay u alifay taasna uma wanaagsana farxiyay bulshada wey ku jecel yhiin soo bandhig wax cusub adi kuu gaar ah

  2. farxiya horta waa gabadh dayar aaad na waan usalamaya waanay qurux badan tahay boorama aad baa looga jecelyahay balse lakin waxan kula talin lahaa inay fan ka iskaga bax do maxayeelay maalinta qiyaamah dhuunta daamur naara lagag shubi marka yaanu shay daan kuu macanayan heesa iyo wixilamida illahay hayna soo hadeeyo dhamaan teen waano.com

  3. wwww samidayda wallhi waan kaa helay habo macan keep it uo like shine stars i alwasy love you farxiyo fiska

  4. waan kahelay heesaha xulka iyo qaraamiga aad naga caawiseen baahida aan uqabno

  5. halo fisk

  6. waayaab

  7. aniga ilama wacna in layirahdo waycodficantahay waa dhiirigelin horleh. kaliya waa in looga nastexeyo in ay iska dayso wax yaabaha shaydhanku madaxda kayahay.

  8. fiska salan sare waxan ka mid ahay tagerayashada abayo mcn waxan ku leyahay noolow in badan abayo

  9. waaaaaaaaaaaaw inaba caadi ma ahan fiska noolaaw

  10. asc bacda salaan heesaha waa wax jira hadaanan lagu dureynin dad ama diin ee waxa ladiidanyahay ayaa ah muusiga ama dumar iyo rag kala ajnabi ah in meel lesugu keeno teeda kale nashiidooyinka alshabab ey dhageestaanba waa heeso carbeed maxaa nagu qasbaayo in nala yiraahdo taas wadambi taasne waa waxfiican masalan hadaan ku heeso umadyahay midnimo maka maarantaan maamul dowladnimo maka maarantaan nabad baa macaanee maka maarantaan ma munkarba mise yaanan leysku qaldin af carabiga iyo diinta wallaalayaal wixii dambi ahine allaha naga cafiyo

  11. Nice song

  12. asc dhamaan waxaan halkaan kasalamaa umada somaliyed dhamaan inta kunool dalka dabada dhanka kale waxaan salaan u diraa maalmo.com

  13. waaw fiska illaah haku daysto waad cod macaantahay

  14. salan sare dhamaan kaqeyb kalayaasha webka mida xigta allaha soo hanuuiyo waa walaasheena waxaana la jecelnahay qeerka wlhi aduun ayadaba wey ogtahay intey somalia joogtay ,, ku filan intey arki jirtay ,, oo xanuun iyo waxyaabo kale ah ,, lkn waxaan u maleynaayaa iney xoogaa ilowday dhal dhalaalka yurub ,, ama ilowsiiyay ayaan isleeyahay ,,lkn insha lah weysoo noqon doontaa hadoo ilaah idmo docadana haloogu kaalmeeyo walashina

  15. illaahoo soo hanuuni, aaaammmiiiiiiinn

  16. wow wow cat wacan ayeey leedahay inanta farxiya fiska allah soo hanuuniyo waa gawar walaashiini ah uma wanag sani in ay naqato heesaye ama fanaan

    waxan ugu diidaa ay tahay wax wanag san ma ahanah shaydaan ka ayaa kufarxa marka waxan leeyahay allah soo hanuuniyo allah xasuusiyo aaqiro iyo aduunyo aamiin aamiin

  17. <3 caadi maa haan heestaa

  18. السلام عليكمhala  walalyaa ano ah magacayu amaal  axmed imaan waxan salaan uu celinyaa bahda ama mamulka halkan ama wabsite kan iska leh walal magaca umada somaliyed ayaan idin so salmayaa

Leave a Reply