Farhia Fiska 'Farxiya' - Dalquraa nahay - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Dalquraa nahay

Artist Farhia Fiska 'Farxiya'
173,161 views

Dad wada Dhashaan nahay
Dal qudhayni wada naal (nahay)
Dabuubiyo odhaah qudha
Dal soomaali baan nahay

Lyrics by Maalmo.com
Maxaa laysu dilayaa
Laysu dabar jaraayaa
Dagaalaha sokeeyaha
yay yay dani ugu jirtaa
In Qabiilku duli yahay
Qabqabluhu dijaal yahay
shacabkuna il daran yahay
Alla ma cid bay ka dedan tahay?
Daain idinku dhaarshee
Diinta soo xasuustoo
Danta nabada doona
War dadka nolol u raadsha.
Duul geedka damalka ah
Doonyeesta baan nahay
Daris iyo walaalnimo
Dad islaama baynu nahay.
Maxaa laysu dagayaa
Laysku daba marteeyaa
deydeyga iyo dalqalatada
yaa doortey kaligii
dagaal ooge nacab yahay
dooral qaate duli yahay
shacabkuna duleed yaal
ma cid bay ka dedan tahay
daayin idinku dhaarshee
diinta soo xasuustoo
danta nabada doona
war dadka nolol u raadsha

 

Heesaha kale Farhia Fiska 'Farxiya' Riix magcan

10 Comments

  1. aad ayaan kuugu riyaaqayaa fiska heestaada mcn iyo codkaaga mcn oo malinba maalinta ka danbasya dunida ku sii baahayo

  2. wowwoww hess macan hanbalyo fiska waa hes wax laku qadato dadaka caqlika leh

    waxan lenahay dadaka somalia ka dhex wada dilida way inay wax ku qatan hestan qimaha leh iyo wxi la mid ah

  3. waa hees aad uwacan oo uwanaksan ahna dhirigalinah leeeeeeeee wana kohabelyeneya fiska

  4. good information mashaa allah

  5. walaal waa sax

  6. waaw ish calaa hees

  7. You are really undenaible force to the road of peace. I love your song

  8. waaw farxiya fiska nooloow walaashay nooloow runtii heesan aad iyo aad ayaan u jecelahay runtii waxaad abaartay xaqiiqda dhabta ah ee kajirta wadankeenii hooyo fiska waxaad tahay fanaanad wadaniyad ah oo soomaalinimo kujirto maansha alaah fiska nooloow walaashay

  9. waw

  10. waw nice song

Leave a Reply