225,361 views
Anoo damacaba jecel
doodiisa baran
da’deyduna ay yartahoo
guudka un la’ii dabay marka.
Ayuu diirarkii kalgacal
dusheyda ku hoorayoo
intuu boholyow i degay
naftuna naftuna naftuna
deexan tahee
Hoy hoy naftuna
naftuna naftuna naftuna
ku deexan tahee
Qalbiga kugu daahayoo
wadnaha daris baa la tahee
daryeelo daryeelo
daryeelo oo ila dadaal
…
Sidii webiyada durdura duurkaba
caashaqan i dagey
damaquna wa cishqiga
halbowlaha dhexdisa mira
Dabadeed dooq iyo kalgacal
aan wada dorandoorino
dabarkiiso dhan iyo
nimcada nimcada
nimcada ku dabalanee
Hoy hoy nimcada
nimcada nimcada
ku dabalane
Qalbiga kugu daahayoo
wadnaha daris baa la tahee
daryeelo daryeelo
daryeelo oo ila dadaal



lgayaab hestan waa hes cajiiba mahad sani fiska
Anoo Damacaba Jacayl Doodisa Badan Da,adayduna Ay Yarto Gudka Un Lay Dabay Marka . Ayuu Diriirti Kalgacal Dushayda Kuhoorayo Intu Boholyoow Ii Dagay Naftuna Naftuna Ku Deexante Qalbigan Kugu Dahayo Wadnahad Dariisbad La Tee Daryeelo Daryeelo Ilaa Dadal…………
a like song farxiya fiska ilahay cimrigaga ha dheereeyo wll codbad haysa iyo qurux wll ilahay ha ku siyaadiyo
slc old dhalinyarta.. farxiya fiska aniga waxan ahay qoof sii an cadi ahayn ku tagera.. in ilahay cimrigaga dheereyo aamiin aamin ..quruxda iyo codkana ilahay ha ku siyaadiyo aamiin aamiin halka kaga hay wll ayaan anigu oran laha
ascww salaan kadib weey astaahishaa in eey metesho soomali oo dhan am eey noqoto fanaan soomliyeed waxaan kuu rejeeynayaa qeeyr see you insha alaah
asc abya fiska nic codkad nic waan ku farx sanhay cod kad syster wawawaw
ffgss