Farhia Fiska 'Farxiya' - Dugsiiye - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Dugsiiye

Ma anniga la ii dagaa
Lay duur xulaa
Hadba shax yar la ii dagaa
Ama la ii ilduufsadaa

Lyrics by Maalmo.com

Waan ku doonayay miyaa
Marna anniga la ii dagaa
Dugsigaygiyoow Miyaan
Laygu kaa diri karaa

Ma annigaa la ii dabaa
Lay dabaal joogsadaa
Hadba dabin la ii dhigaa
Dabay la iga raaridaa

Waan ku dortayee miyaan
Dire diradaha kuu maqlaa
Dugsigaygiyoow Miyaa
Laysku keen diri karaa

Songs from similar artists