Farhia Fiska 'Farxiya' - Fiska cod bilaa musik - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Fiska cod bilaa musik

Artist Farhia Fiska 'Farxiya'
1,832,466 views

Fiska live cod aan music lahayn

Lyrics by Maalmo.com

Heesaha kale Farhia Fiska 'Farxiya' Riix magcan

61 Comments

  1. really waxaan tahay qof ka xiligaan la joogo ugu cod wanagsan dhanka hees ah somaliyeed amah muqalka markaa nolow waligaah cadowgaaganah ha jabo farxiya fiska bye jamallllllll

  2. waaw nice song

  3. asc farxiyo fiska waan ku salamay walashis waxa tahay fanaanad cod macaan misana quruxbadan

  4. fiska i miss you ilaa waligaa

  5. wallao ilahya ka baq oo madxaaga astur ale ha ku asturee

  6. fiskaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa abaaaayo macaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan fiskaaaaaaaaaaaaaa abaaaaaaaaaaaayo macaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan fiskaaaaaaaaa abaayo macaan keep up swetie

  7. asc war qoftaan codkeeda iyo siinadeedaba idinma banaana mida kale inta aad comment ka saaraysaan qoftaa faataxada u mara in ilaahay wax ka fiican siiyo oo uu soo hanuuniyo waayo waxaan maqlay in ay hooyo tahay oo ciyaal dhowr ah lee dahay , marka iyadana alaha hanuuniyo ciyaalkana alaha u dhowro hadii ay wadadaas ku sii socotana hade ha dhow ayay ka shalayn doontaa

  8. walaal waaan ku salamey salan ka dib dadka waxbadan bey kahadleen lakin kuwana waa iska hadlen kuna waxey kuu shegen wax adi ku canfacayo marka walaal ilahey ka baq ilahey u towbed keen waxaa kaloo sameynaysaa towbada waa furan tahay marka hadaad runta sheegeyso dib isugu laabo waxa aad sameynayso in ilahey raali ka yahay iyo in kale xasuuso waxa aad sameynayso waxaa larabaa in ilahey raali ka ahaado jirkada codkaga madaxaga waa cowro walaal koley hadaad ilahey u labato meel ka fiican loo laabanayo male waxa nimanka qaarkood ku dhahayo ayaa ka hadlaya waan kuu dhimanayaa waan ku jeclahay hadaan adi ku heli lahaa waxaas oo dhan walaal waa been haben hadaad la seexato habeen ka kale wuu ku nacayaa walall meel ilahey aktisa ka fiican loo labta maleh meesha ulaabo walal

  9. waxadna iga soradinkartan fecbookeyda o ah jaamac cumar hadi anhelofiska wafarxad feykedanaan iska firfirsade o an iska agfadhiste kkkkkkkkkkk fiska waxan kuleyhy sodhawowkuley aniima heli kartide isoradi wahadi ey kayeleyso mamadey kkkkkk

  10. dadweynow waxan idika codsana farxiya in ad cewankedaisoradisan qoftas wey iga dhaxbaxday

  11. aqyaarta waa salaamantihiin sxb waxaan rabaa oo kaliya inay madax banaantahay iyo inkale macalimadaan codkeeda ayaan la dhacay aduunka waxay rabto anaa dusha ugu shubayee inay ii haysto kaliya waanku haystaa camal alla cod macaanaaayeeeey waaaaaaaaaaaaaaaaaaw innaba caadi maaha waaaaaaaaaaaaaaaaw allow daa macaantan kkkkkkk

  12. haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaheeeeeeeeeeeeeeey

  13. waxaa tahaay gabadh aad uu cod macaan oo aad uu qurux badaan waxa ku sheega noolw waligaa

  14. geerida horteed aan iskacalsanee

  15. aabaayo aad ayad u codmacantahay waxan tahay gabar aad u dagan shaqsiyadadana aad ayan uga keela waxa tahay fananad an cadi aheyan

  16. WAXA AAD TAHAY NAAG AAD IQIRXOON MACANTO ANI SHAQSI AHAAN AAD AYAN KAGA HELAY
    HADAAN MEEL AAN KULA JOOGI LAHAA KAAMA DABA HARTEEN FISKA HANBALYO AYAAM KU DHAHAA MADAAMA AAD TAHAY GOOB

  17. walaashay qaaali aad baad u cod macaantahay lkin ma ogtahay in codka uu yahay cawro walaal waxaan ku odhan lahaaaaa iska daaaaa oo ka bax fanka allah ku asturo if iyo aaakhiro wll iska daaaaaaa

  18. hi

  19. Farhia aad ayaan u cod macanahay balse aniga kulama jeclan shaqadan qaana shaqo aad u xun wallaashay aniga waxaan kugula talinayaa iska jooji oo ALLAH u toobakeen wax ka fiican akhiro iyo abuunba ayaa ALLAH kugu bedelayaa insha ALLAH

  20. cod kharar

  21. Firxia sister ru single or double?

  22. Gifted naturally with a great voice and talented to the maximum.

  23. nice voice farhia fiska…u are the best singer that i ever had…..

  24. farxiya walaashay heesaha iska dhaaf walaalay .hees wax kuma tarayo qaladna ha ii fahamin sis ,aduunyo waa in gaaban hees walaahi waxba kuma tarayo waxaa kaga fiican meeshad hees ka xifdinlahayd quraan ka xifdi walaashay qaaliga ah qaladna ha ii fahmin 

    • cod macaaan

  25. FARXIYA FISKA WAA GAABAR QURUX BADAN HADANA AAD U COD MACAAN ANIGA AAD AYAN U TAAGEER SANAHAY

    • heesaha fiska woow caadi ma aha daganaanta iyo miraha qaabka ay u qaadeeyso isak dhageeyso ama daawo lee waaye waan ku nsataa heesaha fiska allaa nasiiyay codkaas nagamana xasdin fiska noolaaaw

    • fiska waxaan ku tilmaamo manta aduunyada majogaan xaga codka aadbaan ugu raxaystaa markaan maqlo codkeeda adbaan utageersanahy walsheey farxiya fiska noloow

  26. cod macaan

  27. VIVA FARHIA FISKA U er bedst KVINDE alle i verden NU HAR SWEET VOICE WWW NOLAAAW FISKA

  28. dhalin yaro dhamaantiin wan idiin salamaya sidaad u dhantihiin

  29. dhalin yaro dalkeena aan dhisano shisheeye yaana sugin

  30. fiska waxaa tahay gabar qurux badan lakiin quruxdaada ka faa ideyso hanuunka ilaah ayaa iskaleh illaah dartii isgadaa heesaha jirkaaga jannada ayuumbuu ku macaan yahaye walaaley haqa waa la inoo sheegay hadaan muslimnahay

  31. masha alaah abaayo farxiyo meeshaada kawad ayaan ku dhihi lahaa 

  32. fanada sanadka waxaan ku leeyahay hanbalyo anigoo ah taageere lambar 1

  33. wow farhiya fiska fanaanada sanadka waxan ku leeyahay waxaad tahay boqorada codka. aad baan mar walba kuu taa geera

  34. ilaah ka cabso farhiya fiska waxaad tahay gabar muslim ah waadna og tahay in naarta lagu galaayo heesaha iyo wixii xun maalin baad ka sha laay doontaa joog oo joog waa iga waano iyo walaaltinimo

  35. walaashiis codkaaga wuu fiicanyahay, soo kama fiicno , inaad quraan ku aqriso,codkaan macaan ilaah ku siiyey,ALLE KA CABSO,SISTER. 

  36. waar kaalaya farxiya fiska caadi maahan de waa fanaanada qarniga lol

  37. Runtii waa cod aad u macaan oo waliba dadka an jeclayn musickada  ay dhagaysan karaan 

  38. cod iga dheh masha allah waa ka baxsatay

  39. farhia fiska waa fananad cajiiba waana tagerersanahay sxbayaal

  40. Nice song

  41. waaaaaaaaaaaw aad iyo aad ayaan uga helay codkaaga waaana isku maleeyaa in aan ahay tageerahaaga qaaska ah  waaan ku leeyahay han balyo hanbalyo  abaayo codkaaga macaan kiisanah waan isku seeiyaa  mahadsanid

  42. wwwwww i like the seond hees www maansha allah  lakin walaal waxfiican ma ahaan lakin enjoy your life inta yar aa noo shahaay  

  43. nice voice my inader

  44. fiska codkada aad uu umacaan badanyahay meshaas kawad

  45. kkkkkkk cadi ma,ahn

  46. hala Farxiya fiska adaa ku leh sanadkan iyo sanado kaleba  you are the best.

    •  Farxiyo Masha  Allaah  Waa Cod fiican tahey laakin waxaa  ku fiicneed  inaad Quraan ku aqriso maalinta Yoomul qayaama  sidda  kuu an faco  laakin hees kuma  anfaceyso walaashey  dadkaan yeebeen kuu sheegin  ee ilaahey aan u laabanno walaalyaal  sorry walaashey

  47. Nice song

  48. kkkkkkkk

  49. Cod amcaan

  50. asc dhamaan bahda fanka ee wabka maalmo iyo fanaanada caan ka ah ee aan mar walbo codkeeda jeclahay farxiyo fiska  ani waxaan aad u jeclahay heesta  ay dhahayso ALLAHAYOO MAXAA IGA QABSADAY WAAN QARSANAAYEY MOOYEE SIDUU MUXUU JIRKA QALAY JACAYL ALLA MAXAAN QAMUUN YOODEE ish calaa hees af kaada malab iyo caano ba lagu qabay farxiya fiska 

Leave a Reply