f.fiska walaahi sister wallaahi so sorry waxaad ka soo daahday hobalada waabari ayaad ka soo daahday wax kale oo eey ku dhihi karaan dadka majiraan dhagna jalaq ha u siin waan kuu siinay boqoradii 21sano la soo dhaafay ka sii wad meeshaada qofba waa waqtigiisa nooloow
Author: Ina Ali | Date: December 16, 2011 | Hour: 1:31 am | #
farixya ilahey ka baq ilmaha iska korso oo aad ka tagtay ayuub curadkaagga meel uga tagtay hees wax kuma taree quraankii aad xafidsaneed hees maa ku badashay inaa lilaahi wa inaa ilahi raajicuun ilahey ha ku soo hanuuniyo
fiska cadey inkastoo lagu qabo love you
f.fiska walaahi sister wallaahi so sorry waxaad ka soo daahday hobalada waabari ayaad ka soo daahday wax kale oo eey ku dhihi karaan dadka majiraan dhagna jalaq ha u siin waan kuu siinay boqoradii 21sano la soo dhaafay ka sii wad meeshaada qofba waa waqtigiisa nooloow
run ahaaan maa waxaan ku mooday mse wxaa tahay waw
aad baad noo kaafisay
cod iyo karti dheeraad
mahadsanid
Balqabsooo Waaban kuu Qandheysnaaye Balqabso Waaban Kuu Qandheysnaaye Alaa Axx
waan ka soo horjeedaa fiska gurigeeda ha iska joogto
farhiya fiska dookhayga,ayatahy wan kahe la heesehega ,ad wan udhagasta
farxiyo waanka helaa codkeeda siwacan waana dhegaysaystaa subax kasta markaan soo kaco
farixya ilahey ka baq ilmaha iska korso oo aad ka tagtay ayuub curadkaagga meel uga tagtay hees wax kuma taree quraankii aad xafidsaneed hees maa ku badashay inaa lilaahi wa inaa ilahi raajicuun ilahey ha ku soo hanuuniyo
farhia fiska waa fananad cajiiba waana tagerersanahay sxbayaal