Author: Maalmo Team | Date: November 8, 2011 | Hour: 9:52 am | #
Qadar walaal heesaha waan soo galinay fanaanka aad inaga codsatay waxaad ka galeesaa Xarafaka N Kadib fanaanka ka dooro (Nuuradiin ka dooro) ama link-gan ku dhufo http://maalmo.com/hees/artist/n/nuuradiin-ahmed-imaan
Fadlan heesaha fannaanak Shamuuri, gaar ahaanna “Qalbi nabar ku yaallaan qaboobine, qufac iyo kalgacal baan qarsoomine”
Falan heestaas haddaad heli kartaan idinkoo mahadsan bahda maalmo.com, soo gelsha.
Mahadsanidiin.
wawwww qatar hestan wan la dhacay baa
nice song
mamulka webka waxaa kacodsanayaa inay kusodaraan fananka nuradiin ahmed imaan plz aad ayaa idinjecelnahay hadaanahay tageerayaashiina
Qadar walaal heesaha waan soo galinay fanaanka aad inaga codsatay
waxaad ka galeesaa Xarafaka N Kadib fanaanka ka dooro (Nuuradiin ka dooro) ama link-gan ku dhufo http://maalmo.com/hees/artist/n/nuuradiin-ahmed-imaan
Mahadsanid
Maalmo team