Farhia Fiska 'Farxiya' - inagu kala qul quli - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


inagu kala qul quli

inaad caashaqa qadarisoo
nafteyda qiimeyn baan
qalbiga ku hestee
miyaan qalad kaa filayee

Lyrics by Maalmo.com

Qaribanida inanyahow
hadana qalafsanidaaye

Qumaati ruux ku jecel
qaayo kula rabo
inaad qasto gilgishoo
miyey ka qabatay

Qaadir agtiisaan
lagu qadeynee
isma qaadi kareynee
inagu kala qulquli.

inaad axdigii aad qaadiyo
qowlkii aaddhowrtaa
laabtey ku qoraye
miyan qadaf ka filayee

Qaribanidaa inanyahow
hadana qalafsanidaaye

Qumaati ruux ku jecel
qaayo kula rabo
inaad qasto gilgishoo
miyey ka qabatay

Qaadir agtiisaan
lagu qadeynee
isma qaadi kareynee
inagu kala qulquli.

Songs from similar artists