552,300 views
Inanyahow rag iyo dumar
Rabbi baa isku uumoo
Waxuu uurka rabo
Afka lagama reebee
waan kugu riyoodaa
Waan kuu daalay raadiskaaga
Qalbigii ku raacaa
Reesan waaye awgaa
Iga daa rogrogashada
| Name |
Inanyahow Rag iyo dumar (Cod) |
| Artist | Farhia Fiska 'Farxiya' |
Inanyahow rag iyo dumar
Rabbi baa isku uumoo
Waxuu uurka rabo
Afka lagama reebee
waan kugu riyoodaa
Waan kuu daalay raadiskaaga
Qalbigii ku raacaa
Reesan waaye awgaa
Iga daa rogrogashada
wll i need the email of fiska www