Author: ahmed | Date: April 7, 2012 | Hour: 5:29 pm | #
farxiyo waan ku salaamay walaal waad cod macaan tahay laakiin ka laabo ku laabo quraankii iyo dhaqankii fiicnaa koley lagu baray ee isaga bax mahadasanid
Author: Ahmed | Date: February 11, 2012 | Hour: 5:22 pm | #
Waah waah heestan inaba caadi ma aha
farxiyo bal maxaa tiri, heestan jiinleyda ah waa jiririco miiran , mar kale waxaan ku iri farxiya habaryar afkaaga caano lagu qabay iyo malab
ka wad halkaaga fanka ilaahayna cadawgaaga ha jebiyo (Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin
wwwww best somali song neve cadii mahan masallah walalo
farxiyo waan ku salaamay walaal waad cod macaan tahay laakiin ka laabo ku laabo quraankii iyo dhaqankii fiicnaa koley lagu baray ee isaga bax mahadasanid
Waah waah heestan inaba caadi ma aha
farxiyo bal maxaa tiri, heestan jiinleyda ah waa jiririco miiran , mar kale waxaan ku iri farxiya habaryar afkaaga caano lagu qabay iyo malab
ka wad halkaaga fanka ilaahayna cadawgaaga ha jebiyo (Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin
waa hees aad u mcaan badan runtii markaan dhageystey waxbaa igu saaqey ee farxiyo adiga ayaa laguu heystaa
best somali song
waaaaaaaaaaaaaw cadi mahan heestaan masha alaah waa fananad runtii cod macan
waan ku salaamay marka hore marka xigana farxiyooy heestaan aad bay u xanuun badan tahaye armaad dad badan ku laaydaa abaayo qaali quruxsanay
best somali song ever
nice song
waan kusalaamay
oooooo WAA Hees Aad Ufiican Waliba QALBIGA Marwo Farxiya FIska KA Soo goday