Fartuun Ahmed Birimo - Baby Love You - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Baby Love You

Artist Fartuun Ahmed Birimo, Feysal hanad
293,923 views

Fartuun Birimo….
Markaan Kaafiyo ku eegaba
dareen baa igu kordhaaye

Lyrics by Maalmo.com

come on baby kiss mee
come on baby kiss meee.

Qaraam baan kuu hayaayoo
nolasha kow baa ka tahayee
come on baby kiss me
come on baby kiss meee.
Markaan Kaafiyo ku eegaba
dareen baa igu kordhaaye
come on baby kiss mee
come on baby kiss meee .

Qaraam baan kuu hayaayoo
nolasha kow baa ka tahayee
come on baby kiss me
come on baby kiss meee.
Iqaad qaadoo kor ii qaad
i kool kooli kor ii qaad
oo kash iyo laabta eygu
soo qabo oo koliyo labo
kama maarmi karaye
come on baby kiss me
come on baby kiss me

Iqaad qaadoo kor ii qaad
i kool kooli kor ii qaad
oo kash iyo laabta eygu
soo qabo oo koliyo labo
kama maarmi karaye
come on baby kiss me
come on baby kiss me
Feysal Hanad…
Aaaaaaaaa markaan Kiineey u waayo
kurbaa igu soo siyaadee
come on baby love you
come on baby love you

Hablaha koonkeena jooga
adaan kaa eeganaaye
come baby love you
come on baby love you
markaan Kiineey u waayo
kurbaa igu soo siyaadee
come on baby love you
come on baby love you

Hablaha koonkeena jooga
adaan kaa eeganaaye
come baby love you
come on baby love you

Wadnaha kuu yeeranayoo
kashiyo laabta ku qorantee
oo koliyo labo kaa maarmi maayee
adaa iga keena caashaqa
come on baby love you

Wadnaha kuu yeeranayoo
kashiyo laabta ku qorantee
oo koliyo labo kaa maarmi maayee
adaa iga keena caashaqa
come on baby love you

Fartuun Birimo…
Dareenkii caashaqeenii
konlaba mahilmaami kariyee
come on baby kiss mee
come on baby kiss mee

Faysal Hanad…
Kalaankagan jeclahayoo
naftuna kuu koobantahayoo
come baby love you
come on baby love you

Fartuun Birimo..
Adaa kaankan eygu beroo
kurbada caashaqa ibadayee
come on baby kiss mee
come on baby kiss mee

Faysal Hanad…
Kalaankagan jeclahayoo
naftuna kuu koobantahayee
come baby love you
come on baby love you

Fartuun Birimo…
Dareenkii caashaqeenii
konlaba mahilmaami kariyee
come on baby kiss mee
come on baby kiss mee

Faysal Hanad…
Kalaankagan jeclahayoo
naftuna kuu koobantahayee
come baby love you
come on baby love you

Fartuun Birimo..

Adaa kaankan eygu beroo
kurbada caashaqa ibadayee
come on baby kiss mee
come on baby kiss mee

Faysal Hanad…

Kalaankagan jeclahayoo
naftuna kuu koobantahayee
come baby love you
come on baby love you

Fartuun Birimo…

Iqaad qaadoo kor ii qaad
i kool kooli kor ii qaad
oo kash iyo laabta eygu
soo qabo oo koliyo labo
kama maarmi karaye
come on baby kiss me
come on baby kiss me

Faysal Hanad…
Wadnaha kuu yeeranayoo
kashiyo laabta ku qorantee
oo koliyo labo kaa maarmi maayee
adaa iga keena caashaqa
come on baby love you.

Heesaha kale Fartuun Ahmed Birimo, Feysal hanad Riix magcan

7 Comments

  1. caadi ma ahan so nice really waaaaaaw

  2. wimbo babkubwa fatuma umehit kinoma keep it up

  3. heestaan waa koolkoolinta diiqa markuu doorada xod xodanaayo uu leeyahay baby kiss me kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. heestaan caadi maahan realy

  5. Nice song

  6. caadi maa haan heestaa

    • HEESTAAN INABA CAADI MA AHAN ,HEESTA WAA SEXY VOICE MY BABY AYAA UGA COD FIICAN XXXXXXXXXXXXXXX

Leave a Reply