Abdi Holland - Heesta calanka - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
213,758 views

Heesaha kale Abdi Holland, Abdikhaliq mohamed siraat, Abdiraxmaan gaas, Fartuun Cumar, Maryan Mursal, Nimco Dareen Riix magcan

11 Comments

  1. ma jecli iney somaliya midowda laakin waxaan jeclahay inuu islaamka midowo hanoqda hamigiina mid fog aqyaarta coments soo diiraya

  2. waa hees aad qiimo uleh wlhy

  3. waa heese wanaagsan balse dadkii waxa ku qaadana lahaa meeye

  4. ILOv Somali

  5. kkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. walaahi waan oyaaa hadaan heestan maqalo fananiiteena qiimaha badan waa uu mahaad ceelinyaa kuun iyo koow jeer

  7. waxaan umahad celinaa fanaanada marwalbo utaagan in ay xasuusiyaan dadkooda hida iyo dhaqankooda waa heesta ugu fiicnayd ee afka soomaaliga laguqaado inta aan noolaaa waxaan idiinka codsanaa in aad hees kuwaan wadanka gatay dadkiina laayay waxkastana calooshooda kahor mariyay in aad hees usoosaartaan inta ay shirka joogaan mar labaad ayaan idiin mahad celinaaa

  8. I LOV DIS SONG REALY MARKA AN MAQLO HEESTAN XAAD AYA I ISTAAKTO SABABTA OO AH IN AA JECLAHAY WADANKEYGI HOOYO

  9. hi

  10. wlh wa ahees aad u macaan badan  dalkuna waa dal aad u barwaaqeysan lk dad baan loo heyn war somaliyey toosoo kaca waad qariban teenee dad kiina dib u dhisa oo dib isugu imaada aayihiinan ka fakara aalow natus maandeeq oo dalkeenii mar labaar´d si xur ah uga lu laneyso amiiiin yaa allh

Leave a Reply