Faynuus sheekh daahir - Jeceel ‘Jacayl’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Jeceel ‘Jacayl’

Artist Faynuus sheekh daahir
127,260 views

Jaceylka Jiraa loo jeesan karaa
Aa Jihadiisa la joojin karaa
Jano aduunyo inaan galaan
JALIILKA katuugay Jamaal badnoowee
Jilbahaaga isaar Ah-Ah-h

Lyrics by Maalmo.com

Joog dhowroow Waa kuula jiraa
Jawaaabtaada la jalboodayee
Jinkaa Kaleeto ma soo helee
Inaan ku Jaaliso Jirihaayee
Jilabhaaga isaar Ah-Ah-h

Yarkii jismigeega ku jiifan lahaa
Oo jantayaa tahee iila jalboow
Waan jirihaaye jawaabtaadee
Minaan ila joogin an waa jirahaaye
Jahadaa iga qaadayee Ah-ah-ah

Lyrics by Raziina

Heesaha kale Faynuus sheekh daahir Riix magcan

2 Comments

  1. madaama eey yihiin fananiinta soomaliyeed heeso macaan ayee leeyihiin

  2. waa idin salaami walaalheyka dunida dacaldedaan meel walbo aad joogtaan salan qaali ah

Leave a Reply