Fuad Omar - mays aroosnaa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

mays aroosnaa

Artist Fuad Omar
71,102 views

Indhahayga aragtidaada
aadbay ugu farxaayaane
adoo kale aadmigaba
kumaan aragee
ubax caro ka baxay iyo
xidadiisu qalbiga
kasoo baxay ayaad tahee
axdi meel ma dhiganaa
macaan mays aroosnaa

Lyrics by Maalmo.com

Hablaheena kolkaan eego
aado ugu ilwaad quruxey
afkeygu amaantaada
gacaloy u fududaayee
inkastoo adduunyadu
ay tahay ayaan qudha
adaan kaa ishaartee
axdi meel ma dhiganaa
macaan mays aroosnaa

Heesaha kale Fuad Omar Riix magcan

Leave a Reply