Gulled Ahmed - Taran xumo jaceyl - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Taran xumo jaceyl

Artist Gulled Ahmed
51,113 views

Taran xuma jacyl ba
I taataabanaayoo
Tagoogaha i jarayoo
Ka talabsan wayeeh

Lyrics by Maalmo.com

Iima Taal aniguye
Togadisu waxay tahay
sidu igu tala galay
inan tago cadabte
inan tago cadabte

Anna Taa ma karaye
I tageer Allahayow
Anna Taa Ma karaye
I tageer Allahayow

Toban iyo KUn
Ruux goor
Ka talabsadoo dilay
Anna wu i taabee
Tirsigooda igu dara

Iima Taal aniguye
Togadisu waxay tahay
sidu igu tala galay
inan tago cadabte
inan tago cadabte

Anna Taa ma karaye
I tageer Allahayow
Anna Taa Ma karaye
I tageer Allahayow

Tig Tig Iyo naftaydii
Taarikhdu way qori
Mana toosin karaye
Tirsigooda igu dara

Iima Taal aniguye
Togadisu waxay tahay
sidu igu tala galay
inan tago cadabte
inan tago cadabte

Anna Taa ma karaye
I tageer Allahayow
Anna Taa Ma karaye
I tageer Allahayow
I tageer Allahayow

Waxaa soo diray: xaaji

Heesaha kale Gulled Ahmed Riix magcan

1 Comment

  1. Nice song

Leave a Reply